Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye oo Laga Dareemayo Magaalada Boorama.

Magaalada Boorama oo aad looga daremayo dhaqdhaqaaqa udiyaar garowga shirwaynaha xisbiga talada dalka haya ee kulmiye oo dhawaan shirwaynaha golaha dhexe ku qabsan doona magaalada boorama.

Siyaasinta iyo xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kukmiye ayaa si aada ugu diyaar garowaya shirka xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye iyadoo kaambayn siyaasadaysan ay wadaan xubnaha xisbiga kamidka ah ee ku loolamaya hanashada gudomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee kulmiye .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker