DEELQAAFKII SOMALILAND IYO KU QOSOLKII MORGAN KUULAHA UU ISKU TAXAY!!!

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ay shan sanno xadhig ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland.
Waxaan si aada u baadhey waxa shan sano loogu xidhey Boqor Cusmaan buurmadoow se waxaan ogaadey inuu galey gaf aad u weyn oo ah;
1-Wuxuu si dheeldheel,istus iyo kharashdoona uu qaranimadii Somaliland uga hor yimid,xaflad cadowgii Somaliland ka buuxan ayuu yidhi ciidamadda ha la kala qaado taasi wuxuu meel kaga dhacay xuduudkii Somaliland iyo ciidamadd qalabka sida.
2-Musaha cusub ayuu ku dhawaaqey xalkuu odhan lahaa Madax weynaha Somaliland Muse Biixi si jeesjeesa taasina waxay ka horimaneysa qaranimada iyo astaanta Somaliland waana cadow hortood kaga dhawaaqdo waxaad ka qoslisay cadowgii Somaliland.
3-Asluubtii Islaamka uu ka hor yimid wuxuu soo xidhey kuulo iyo shuuliyo sudii dumarka taasina ma banaana oo boqorada muslinku ma xidhaan eeg sacuudigaba.
Cadowgii Somaliland sida morgan waaba ku qoslaya taasina waxay dhawacdey madax dhaqameedkii Somaliland waana dhaqan dumis in waxa dumarka la xidho.
4-Si qaawan wuxuu u aflagaadeyey Xakiinkii kuna yidhi jeebkaad ku sidata xukunkee ii sheeg.
Waxaan xukuumadda kula talin lahaa in KOOFIYAD BACLAYAASHA QARANKAN LAGA QABTO.
halkan riix si aad u aragto xafladii putland

https://www.youtube.com/watch?v=PkyewyfcMe0

 
Wa bilaahi tawfiiq.
ABDI ALI JAMA
LONDON

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker