UK Oo Rabta In La Kordhiyo Mudada Ay Kaga Baxayaan Midawga Yurub Iyo Amb Kaysar Cabdilaahi Oo Wax Laga Waydiiyay

Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaarada Arrimaha Debada Amb Kaysar Cabdilaahi Maxamed imikana ah Masuul ka tirsan Wasaarada Arrimaha Debada oo ka hawl gala Xarunta Midowga Yurub ee Brussels ayaa si faahfaahsan uga hadlay halka uu imika marayo ka bixitaanka Wadanka UK ee Midowga Yurub.

Halkan hoose daawo muuqaalka Jawaabo dhawr ah oo uu ka bixiyay Suaalo ku saabsan Xaalada ka bixida Dalkan UK ee Midowga Yurub oo u weydiiyay Wariye sare Abdi Bidhaan Dahir oo ka tirsan BBC da qaybta TVga .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker