Cabdiqaadir Jirde oo Madal kaga sheekeeyey Dhacdooyin Sir ah oo uu uga soo Joogay Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim CIGAAL

Hargeysa (OWN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah siyaasiyiin waaweyn ee dalka, ayaa hadal uu ka jeediyey Munaasibad loogu ducaynayay Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Ibraahim Cigaal oo ku beegnayd sannad-guuradii 16aad ee ka soo wareegtay Geeridiisa, waxa uu ka sheekeeyey Dhacdooyin aanay bulshadu hore u maqal oo uu goobjoog ka ahaa ama dhexmaray marxuumka.

Haddaba Muuqaalkan hoose ka Daawo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo madasha xuska sannad-guurada 16aad ee ka soo wareegtay Geerida Marxuumka kaga sheekaynaya dhacdooyinkaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker