Ciidamada Booliska Koonfur Afrika oo Baacsanay Ganacsatada Somalida

Ciidamada waddanka koonfur Africa Qeybo ka mid ah ayaa wado howl gal ka dhan ah Soomaalida iyo ganacsatada Ajaaniibta ah ee ku dhaqan magaalada Capetown

Ciidamada ayaa geysanayo dhac iyo jirdil markii ey soo galaan Goobaha ganacsiga

Ku dhawaad 20 qofood oo soomaali ah ayaa ciidamada ey xireen waxa eyna u geysteen jirdil

Captainka ciidamada wata ayaa lagu magacaabaah malooko waxaana uu ka tirsanyahay ciidada guud ee dalka,
shaqo amni ayaa loo keenay magaalada cape Town ee Gobolka Western cape balse cabtanka Ayaa qabanayo waxyaabo ka baxsan shaqada loo soo magacaabay ee ah in amnidarada ka hortago Soomaalida ayaa hadda wajaheysa amni daro kaga imaaneyso ciidamada howlgalka ku jiro.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker