Hambalyo Xildhibaan Kaltuun Banday

Dhamaan Jaliyada Somaliland ama ummadda magaca Somali wadaagtaa ee Magaalada Sheffield ee sida wada jirka ah ugu codeeyay .Waxay  Hambalyo Iyo Duco u dirayaan.

Xildhibaan Kaltuun Baanday oo doorashadii golaha degaanka ee magaalada sheffield ku guulaysatay in ay noqoto Xildhibaan golaha degaanka ee Sheffield
Ilaahay Xilka ha kuu fududeeyo.
Hambalyo Iyo ducaan kugu garab gelaynaa

Mataan M Omar
Sheffield UK

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker