MUSTAFE MARTIN OO MUUSE BIIXI KAGA DHEEREYEY SIYAASADII DIBADDA
MARTIN WAXAA WARAYSATAY TV PRESS TV EE LAGA LEEYAHAY DALKA IIRAAN OO HALKAA KUSHARAXAY DAWLADIISA NOOCAY TAHAY IYO WAXAY QABANYSO IYO WAXAY U AASAASEEN.
MA ISLEEDAHAY MARTIN WUU KAGA DHEEREYEY MUUSE BIIXI ARIMIHII SIYAASADA, ILAA HADA MUUSE BIIXI IDAACAD CAALAMIYI MAY WARAYSAN
TAA MACNAHEEDU WAA SOMALILAND MAY HELIN HOGAAMIYIHII SAXDA AHAA EE CAALAMKA AFGARAN LAHAA OO QADIYADA SOMALILAND KA DHAADHICIN LAHAA ICTIRAAFNA KEENI LAHAA.