18 May Taariikh gaaray xustaa tilmaan qaran bay sidaa.

18 May Taariikh gaaray xustaa tilmaan qaran bay sidaa.

Waxaa sharaf weyn noo ah inaad nagala soo qayeb gashaan dabaal dega maalinta xuska 18 May 2018 ee dalka Finland u sannadkan aan qabana doona maalinta sabtida 12.05.2018, Waxaan dhamaan ogu bushaareenaya bulshada Somaliland in xaflada Somaliland ee sannadkan aan o qaban doono si meeqaam sare o ay nagala soo qayeb gali doonaan : Madax sare ka socda dawlada Finland, Golaha Barlamaanka iyo Degaankaba, Jaaliyada kala dowan Carab iyo dalal kale o xidhiid dhaw la leh Somaliland, safaarada dalka Masar masuuliin ka socota, Gabyaa carab ah iyo fanaaniin kala dowan o inshaa Allah si fiican nagala qayb qaadan doona maalintaas qiimaha leh.

 

Maalinta: 12 May 2018
Saacada: 3 Pm- 21 Pm
Goobtu: Sokos Hotel Presidentti
Adress: Eteläinen Rautatiekatu 4, 00100 Helsinki

Wakiilka Somaliland ee Finland

Samia Muse

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker