Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Mar Kale Loo Doortay Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga AKP.

Ankara (OWN)- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan
ayaa loo doortay inuu noqdo murashaxa madaxweyne ee u tartamaya xisbiga AKP marka la gaadho doorashooyinka mudaysan bisha November ee sanadka 2019.

 

Erdogan ayaa hogaamin doona xisbiga cadaalada iyo horu marka dalka Turkiga ee AkP kaas oo xulafaysi la leh xisbiga kale MHP.

Raysal wasaaraha dalka Turkiga Binali Yildirim ayaa shaaciyey in xisbiga AKP uu murashaxa madaxweyne u doortay madaxweyne Erdogan

“Murashaxayaga ayey mudo badan sugayeen dadweynuhu, murashaxayaguna waa murashaxii dadweynaha, murashaxayagu waa qofkii ay dadku doonayeen waana madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.”

Madaxweyne Erdogan oo 64 jir ah ayaa markii ugu horaysay madaxweynaha dalka Turkiga

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker