Muran Hadheeyay Fadhigii Golaha Wakiiladda + Ansixinta Xeerka Degmooyinka Oo Dib Loo Dhigay
Golaha Wakiiladda Soomaaliland ayaa saaka ku guul daraystay ansixinta xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka dalka oo in muddo ah horyaalay golahaasi.
Fadhigan oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golahaasi Baashe Maxamed Faarax ayaa xildhibaanadii ka soo xaadiray ay hadal ka keeneen wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeyay xeerkaasi,
https://youtu.be/tFrCrxN58hE