Wasiiradiisii Muuse oo Reero cay, Dumar Cay & Beelo Cay Xaal- koodii noqdey, ee Talaw Ma madaxtooyada ayaa loogu dhigaa inay Cay & aflagaado Umada la hor yimaadaan.

Xukuumada Muuse waa Wasiirkii Saxdexaad ee Umada & Dumarka & Reeraha
caaya ee afkiisa ka soo baxdo.
Wasiirka Warfaafinta guri Barwaaqo Dumar & Sayidkii ayuu Buugaag ku caayey
oo Shicibku si Mug leg uga hadlay Muusa Talaabo kamuu qaadin, Dhawaaqa ka
soo yeedhaya Dumarka la caayey dheg jalaq uumuu siin, waabu ku sii carigsa-
dey Dumarkii uu wasiirku caayey, oo Derejo ayuuba ku siiyey.
Wasiirkiisii Maaliyada Reeraha dhan ee Sool ama laascaanood ayuu ku sheeg-
ay Dad bilaa diina, Fawaaxishka & Xumaantu ka timaado, kamuu jawaabin Muuse, Wasiiradiisa Shaqada, Hinda waxay cay laf jab & Quudhsi ku sheegtey
Reeraha abooye, oo ay tidhi shaqadooda & Xirfadooda ay weligood intooda
badani ku shaqayn jireen, ee Timaha jarayaasha, waa Uskug & Qadhmuun bilaa Nadaafad ah oo Ethopiyanka ayaa ka nadiifsan, iyadoo hadalkeedu yahay
quudhsi & Takoorkii awalba lagu hayey Beelaha Gabooye.
Sidaas Darteed, Muuse Shaani, horta isagaa ayaa Cayda, dagaal & Ceebta caada u lahaa, oo waakii Anigoo wax dili kara duca qaadan maayo, waakii Sha-
anida qarxin jirey, waa kii Dagaalkii Sokeeye hogaaminayey, waa kii Beelaha
Gabooye hore u caayey, ee Ragii Siilaanyo iska casiley wasiir ka mid aha ku
quudhsadey, oo hadaad tagtey maxaad la tagtey Gabooye ayaad ahaydee,
Kolkaa Muuse Bahal Qaydhin ma daayo, Nina caadadi ma baajo kolkaa Wasiirada uu soo xushay waa kuwa uu ku og yahay Cayda & aflaagada oo siduu Xagla Toosiye waa Wasiiro Wada Dhufaano, Xukuumada Wada Dhufaano
kolkaa Muuse Jaahil, Handaraab, Xukuumadiisa Wasiiradiisu waa wada awrtaa
Dhufaanka, ama Heeryada Cunayaal ah, Cay, Ceeb, & Aflagaado kawada fisha
isna waa ka raali Muuse Shaani, waayo Maxamed Kaahin oo ugu af xumaa oo
Dhenged ayaan Daahir Riyaale kaga soo saari Madaxtooyada, & Doorashadii
wuxuu ku andacoon jirey Ciro & Wadani waa Somaliya ee makaas ayaan door-
anaa , oo Dagaal Ceelka Afweyn aaqilkiisa Hubka u rarayey ayuu ka dhigey Was
iirkii Amniga, Kolkaa Muuse & Wasiiradiisu waa wada dhufaan.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker