Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Dhambala Tacsiya Udiray Marxuum Cali Sanyare
Qoraal Kooban Oo Nuqul Kamid ahi soo gaadhay xafiiska shabakada Oodweynenews kuna saxeexan yahay xoghayah guud ee xisbiga wadani khadar xuseen cabdi ayaaa lagu sheegay in xisbiga wadani hogaanka gudida fulinta ,golaha dhexe iyo dhamaan taageerayaasha xisbigu siweyn uga murugaysan yihiin geeridii naxdiinta lahayd ee kutimi aale qabriga haw waasiciyee marxuum aqoon yahay cali ibraahim maxamed (Cali Sanyare) oo ku geeriyooday cariga dalka swezerland oo uu xaalad caafimaad ujoogay maalmiihi ugu danbeeyay waxaanay ilaahay marxuumka uga baryeen in uu qabriga u waasiciyo naxariistii janana ka waraabiyo
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.