Shacabka Somaliland Wasiirka Sacad Cali Shire & Komishinka Doorashooyinka, …..

Sacad Cali Shire Waa Wasiirkii ugu liitey, ugu beenta badnaa, ee S/Land god
madaw ku ridey Ictiraafkeedii, ee dhaqaale & Xaqul-qalin jeebkiisa ku dhacay
isaga & koox gaara siistey, ee Wadankii qufuley, ee hadana aan Umada ka xis-
ooneyn ee been cad & mala walaal la hor taaga, Heshiiska Berbera waa nuxur
saxeexi maayo, hadana saxeexay, waa inaga & DWP gacan sadexaad kuma jirto
hadana Ethopia ayaa ku jirta, Inaga saxeexnay hadan Somaliya ayaa saxeexdey
oo waa waxa Heshiiskii loo diidey in Baarlamaanka la tuso, Umadana looga qa-
riyey,  sacad Shirkad uu iska leeyahay isaga & Moorgan oo ay Hantida ku boob-
aan ayuu la soo taagan yahay Wadanka ayey Maal gashi u horseedaysaa oo w-
axba magacayga & Moorgan ma dhimayso, oo aanu la xishoonayn.
Sacad  Saldhiga Berbera oo Wasiiru Dawlihii Iimaaraadku cadeeyey inay Somal-
iya saxeexdey ayuu cadayn kari la, yahay, oo been umada ay la hor joogaan Wafdi caraba ayuu soo direy oo Iimaaradka hadana, cid aragtey, meel ay ka
hadleen jireen, oo uu ku andacoonaya in la arko khasab maaha, Rooxaantii soo
gashay Madaxtooyada ee Kamaraduhu qaban waayeen.
Sacad Beenaale isagu Ilaahay & Umada ka xishoon waa, Muusana inuu Wada-
nka sii qufulo oo uu sii handaraabo, oo been umada la hor taagnaado Sacad
beenaale wuu kula socda, ee Shacabku Sacad Cali oo Ictiraafkii soo oodey, god
madaw ku ridey S/Land waa inay ka soo hor jeestaan.
Komishinka Doorashooyinka waa inay Shacabku ku mudhaaradaan, inaanay
doorasho dambe qaban, sii fadhiyin ee ama ay is casilaan, ama lakala diro,
Waayo, Wadanka Doorashadii dhibaatadii ay gaadhsiiyeen waa la ogaa, inuu
dhiig ku daato fara badan ayaa lagu sigtey iyadoo dhiig daatayba, wadankii &
umadii ayey kala qaybinyeen, oo Jeegaan & Reero loo kala baxay, oo ay xoog
xaaraan, Laaluush & Fooljari ku ansixiyeen, ku saareen Muuse & Kulmiye oo
Siilaanyo awood & Ciidan & Laaluush uu ku siiyey Komishinku inay ku saaraan.
Muuse oo Kursi xaaraana & Xaqdaro ay ku saareen Komishinku, ayey hadana
waxay kala saari kaari waayeen, Laba Shakhsi, oo Baarlamaanka, kolkaa kuwa-
asi sidey Golaha Degaanka & Baarlmaanka u kala saari. laba qof kala saari kari
waayey.
Sidaas Darteed, Komiushinka Xaaraanta, Xaqdarada & dulmiga ku shaqeeya
ee aan Xalaal, Xishood & dhaartii midna eegayn, ee Hunguri, Xaaraan & Laal-
uush ku shaqeeya, yaanay Umada mar dambe hor iman, Doorasho dambe inay
qabtaana aanay isku dirin, ee ama ay is casilaan, ama laka diro, ama Umadu
diidmo kala hor timaado, waayo Laba Nin kala saari kari waayey, Doorashooyin
makala saari karaan.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker