Muuse Biixi Sixir-bararkii Umada uga nixi waaye, Reerka Masiibadu ku habsatey ee Caruurtii Daadkii & Roobkii ka laayey, Xaaskiina Koomo kaga jirto, ee Dul tagey haw gargaaro.

Muuse Biixi Biyo La,aantii & Sixir-bararkii & Abaartii waxba wuu ka qaban waayey, Roobka & Raxmada Eebe shubay ee Dadkii Taagta darnaa, ee Hoyga
Xumaantu ku haysateyna waxba u tari maayo ayey ila tahay, oo Dadka oo aad
u dhibaateysa, ama u jilicsan, ama danyar u ah Roobka fara badan & Jirka uma
adkaystaan.
Bal Hadaba, Muuse Biixi Reerkii Dhibaatadu ku habsatay ee Roobkii Caruurtii
kla tegey ee Meydkoodii la helay, Hooyadoodna Koomo ku jirto, ee uu dul teg-
ey wax haw qabto, oo Guri & Hooy haw dhiso, dhibaatadaana wax kala qabto
oo yey noqon igu sawir & Madaxweynuhu Tacsi ayuun buu uula tegey Reerkaa
Masiibadu ku dhacdey, Waxaanu Leenahay Inaa Lilaa wa inaalilaahi raajucuun.
Muusaw Reerka masiibadu ku dhacday yuu xaalkaagu noqon igu sawir ee
gacan ka gesyo, Meel hoo u baahan hadal wax kama taro.
Reerkaa Masiibadu ku habsatey, Madaxweynihii wuu isku sawirey yuu xaalku
kaa noqon, ee Gacan Guri & Mid maalba u fidi oo ka gesyo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker