War deg deg ah : Ra’iisul wasaaraha Suudaan oo ka bad-baaday isku day lagu dili lahaa

Khartoum (OWN) – Ra’iisul wasaaraha dalka Sudan Abdullah Hamdok ayaa ka bad-baaday isku day lagu dili lahaa, waxaa sidaas goor dhawayd  Shaaciyey Taleefishinka dowladda oo soo Xiganaya Wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa.

 

Sida uu sheegay taleefishinka, kolonyo uu la socday Hamdok ayaa lala beegsaday qarax ayaga oo socda magaalada caasimadda ah ee Khartoum.

 

Ra’iisul wasaraaha oo Hadda Badqab  ayaa  hadda lagu hayaa Goob Ammaan ah, sida uu sheegay taleefishinka.

 

Warkaas oo faahfaahsan goor dhow, Insha Allah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker