Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Ku Guulaystay Kursiga Golaha Wakiiladda Somaliland Ee Banaanaday

Maxakamada Sare ee Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan ay heleen Cida xaqa u leh buuxinta Kursigii uu muranka u ka taagnaa ee Golaha Wakiiladda Somaliland, kaas oo u dhaxeeyay Xuseen Axmed Caydiid iyo Maxamed Muuse Abees.

 

 

Wararkan ayaa tibaxaya in Maxkamada sare ay saaa Telefoon ugu yeedhay Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid isla markaana ay ku war galisay in uu kursigan uu isagu xaq u leeyahay isla markaana loo dhaarin doono.

 

 

Maxkamada sare ayaa Xussen Axmed Ceydiid ku war galisay sida ay wararkanu sheegayaan in maalinta Khaamista ah la dhaarin doono .

 

Maalinta Khaamista ah ayaa waxaa ay ku buuxda 14 cisho oo ay waajib tahay in lagu buuxiyo kuriga ka banaanada golaha wakiilada Somaliland.

 

Xigasho
Xusen Aadan Caydiid

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker