Dhagayso : La Toban Qof oo Ku Dhaawacmay Ciyaartii Shalay ee Hawd iyo Daadmadheedh

Inta la ogyahay Toban Qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen ka dib markii ay rabshado ka dhasheen Ciyaartii garoonka Hargeysa StaduimĀ  ku dhexmartay gobolada Hawd iyo Daad Madheedh.

 

Xukuumadda Somaliland ayaan wali war rasmi ah ka soo saarin rabshadahaasi.

Warkaasi oo dhamaystiran Halkan Hoose ka dhagayso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker