Miidaamo Dhega ma laha haduu Malag dhawaaqayo, Ninka Komishinka ee Ina Iimaan, …..

C/qaadir Iimaan, Umadu hayska qabato, Culimadu haka hadasho, Ninkan mas-
hruuca ku soo qaatey, Dhiiga & Isku dirka Umada, doorashadii Xaaraanta ahay-
d ee Buugii Fooljariga uu qirtey, Ku shubashadii & Boobkii Umada iska dhaafte-
y ee Wadanku inyar ku sigtey in dhiig ku daato, ayuu ku nabad galay Komishin-
ka xaaraanta, oo uu hadana Ina Iimaan tii & tu ka xun soo wadaa oo uu Mash-
ruuc ku soo qaatey, inuu Labada Nin oo Reer Hargerysa isku dilo, iskana hor
keeno, oo Ina abees oo Xukuumada Muuse Jeegaan wadato, uu ka hor keeno
Xuseen Caydiid oo Xildhibaanadiisu xaq tahay.
Hadaba, Ina Iimaan, Iimaankii ayuu Ilaahay ka qaadey oo xaaraantii uu qaatey
ee ii Doorashadii ku xantoobsadey, ayuu ku iimaan beelay, oo Mashruuc kale
oo xaaraana & iska hor keena Reer Hargeysa, Muuse & Ina Kaahin & Jeegaanta
oo aan xalaashaba aqoon, xaaraan, xaqdaro & Dulmi Kursiga ku fuuley, ku cee-
sha ay dabada ka soo wadaan, Iimaanaw Mashruuca ku qaado iska hor keenka
Umada.
Sidaas Darteed, Shacabka Reer Hargeysa, ee Culimo, wax garad leh haka hor
yimaadaan, Muuse & Jeegaanta & Dhagar qabe Ina imaan Mashruuca ay raba-
an inay Reer Hargeysa & Labada Shakhsi iskaga hor keenaan ee halayska qab-
to Ina Iimaan Mashruuca dhagaraysan ee Muuse soo siiyey, ee iska hor keenka
Umada ee laysku lisayo, Labadan Nin ee midna xaqiisii cad yahay ee Xuseen
Axmed Caydiid, & Ninkan weyn eeĀ  Maxamed Muuse Abees ee dabada laga
wado ku qabso ku qadi maysid, isna ina abees waa Nin weyn ee sidii Awrta
hirgoo yaan la soo odhan, ee ha iska daayo Dulmiga lagu wado ee dabada ay
ka soo riixayaan, Muuse & Ina Kaahin & Jeegaantu.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker