Toos U Daawo Khudbadaha Ay Jeedinayaan Musharaxiinta U Taagan Xilka Madaxweyne Iyo Ku Xogeenka Ee Puntland Oo Hadda Garoowe Ka Socota.

Garoowe-(OWN)-Waxaa goordhawayd magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka bilowday toosna uga socda khudbadaha murashaxiinta madaxtinnimada Puntland. 

Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha waa 21  iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada, waxaana la filaya in midkiiba uu hadlo 15 daqiiqo.

Ammaanka Garoowe ayaa la adkeeyey, waxaa meel walbo la geeyey ciidamada kala duwan sida PSF-ta , Booliiska , Daraawiishta  iyo PMPF-ta. Halkan Hoose Toos Uga Daawo Khudbadda Musharaxiinta 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker