Buur-Madaw oo Boqor Sheegta, Ilaahay ayuun baa Boqora ….

Qofka Bani,adaamka haduu waxaanu ahayn iska dhigo, Boqor & sidaan doono
ayaan Umada u caayayaa, u hadlaya, Reeraha uu Buur-madaw u aflaagadeeyo
Anaga, ayaa Kursiga nagu filna, cidi nagama daba hadli karta, qarr waa fuley oo
faraha ayey baruurya ku sitaan, oo waxba iskama celiyaan, oo Kicin & Dagaala.
Reer ebel, miyaa Halka Reerkayagu jooga ka hadli kara, oo ah in badan Dhigo-
oda kiciya oo colaadi abuuranto.
Buur-Madaw Umada wuxuu la dhex joogey, isku dir, kala qoqob, Fidmo wale
intaa ku baaqaya, kala fogeyn & Faan & Awood ku sheeganaya, Siilaanyo oo
aanu isku reer nahay, & Wasiirada ugu awood badan ayaan la dhashay ee yaa i
xidhi kara.
tii & Dhiigu wuu kaha dhabeeyey, oo Dagaalka Ceel Afweyn, ninka huriya ee ka
dambeeya waa isaga ee ay u wakiisheen Maxamuud Xaashi & Ina kaahin.
Sidaas Darteed, Buur-Madaw markuu ogaadey ina aan cidi qaxba ka qaadi kar-
in ayuu siduu doona u hadley, oo Ciidamada halaga soo qaado xadka, oo Muu-
aha cusubna isagoo si jeesjeesa u leh ha soo qaado.
Hadaba, Buur-madaw Shar wade, weliba afku dhiigle, Umada Afkiisa ku kla
fogeeya, isku dir, Dhiig & colaad 7 hadal isku dira intaa Tv,yada la taagnaa waa
in uu Umada sidaa uga xidhnaadaa, oon Cafis & Naxariis toona loo eegin.]
Qofka Fidmada wada, ama iyadoo hurudaa Kiciya, Rasuulku wuu nacdalay eeJeelkaa Liinta haku cabo oo Umada kaga jirpo, Buur-Madaw.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker