Ambaasatoor CAWIL ma nacasbaa mise
Anbaasatoor CAWIL ma nacasbaa mise
Waa fariid.
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib odaygan CAWIL
Ma kaasaa mise waa kaas (waa labada sare )
Kordhiye. Saaxiib waxa weeye ninka mar haddii la yidhaa
Orod inaadeerkaa soo cay anna iamaan maxay kula tahay
Labada kuu yahay adaan dib kuu suaalay keenaw.
Keene. Dee saaxiib ka siidasi waa labada sare KA HORE
Markaa innagu miyaynu fariidayn karaynaa waa maya
Heshiiskan uu leeyay halla keeno waxa laga doonayaa
Kuwa uu difaacayo.
Waar tii aqoon ahayd ayaa dhimatay
Hadaba maxaynu yeelaa ma maroora dilaacnaa sidii
Laxdii BURCO .
Guuleed liibaan snm1710@livecom