Madaxweynaha Maraykanka Oo Laga Helay Caabuqa Covid19
Madaxweynaah Dalka maraykanka Donald Trump iyo xaaskiisaย Melania ย ayaa la sheegay in laga helay Caabuqa Covid19 .
Madaxweyne Trump oo dhankiisa ka hadlay arrintaan ayaa sheegay in uu Possitive yahay, lagana helay Xanuunka kadib markii baadhitaan lagu sameeyay isaga iyo Marwada Kowaad ee Dalkaasi Maraykanka.
Dhawaan ayaa Caabuqan waxaa laga helay mid ka mid ah lataliyayaashiisa aadka ugu dhaw Trump.