Nin Gaadhi Ku Jiidhsiiyey Dad Maraayay Waddada dhinaceeda Magalaada Toronto

Toronto(OWN)- Ugu yaraan 10 Qof ayaa geeriyootay halka ay 15 kale ku dhaawacmeen kaddib markii nin gaadhi waday uu jiidhsiiyay dad maraayay waddada dhinaceeda Magalaada Toronto ee Caasimadda dalka Canada.

Booliska Toronto ayaa sheegay in ninka weerarka gaystay ay xabsiga dhigeen kaas oo lagu magacaabo  Alek Minassian,oo  25  jir ah.

 

 

halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker