Gudoomiyaha Xisbigga WADDANI Oo Magacaabay Hoggaanka Arrimaha Bulshadda Ee Garabka Dhalinyradda Heer Qaran

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan M.Cabfillaahi (Cirro), ayaa hoggaanka arrimaha bulshada ee garabka dhallinyarada heer qaran u magacaabay in uu noqdo Md.Cabdirisaaq Axmed Huuno oo hore uga tirsanaa Xisbiga.

Guddoomiyahu, wuxu sarkaalkaas u rajeeyey in uu hawlaha shaqo ee Xisbiga uu u gudan doono si xil kasnimo leh.

No automatic alt text available.

Image result for Cabdiraxmaan Ciro

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker