Golaha Guurtida Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyey Xildhibaan Ka Qeyb Galay Munaasibad Dhaqan Oo Ka Dhacdey Maamulka Puntland

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Guurtida Somaliland Siciid Jaamac Cali ayaa waxaa maanta warbaahinta u shaaciyey in ay shaqadii xildhibaan nimo ka joojiyeen xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland   laguna magacaabo xildhibaan Suldaan Ismaciil Suldan Cabdiraxmaan

 

 

Xildhibaanka suldaanka ah ayaa waxaa uu dhawaan magaalada Carmo kaga qeyb galay munaasibad caleemo saar Beel daashe oo ka dhacdey maamulka Puntland.

 

Gudoomiye ku xigeenka guurtida ayaa sheegay in Xildhibaankaas ay guddi baadhis ah u direen isla markaana ay shaqada intaasi ka soo joojiyeen.

Image result for Xildhibaan Suldaan Ismaaciil

 

xildhibaan Suldaan Ismaciil Suldan Cabdiraxmaan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker