Axmed Silaanyo iyo Muuse Waa Danbiilayaal Qaran Oo Cadyahay Danbigoodu Daahan Saarayn .W/Q Mubaarik keyse Fooje.

Hadalka   Gudoomiyha Waddani  Dr Cirro ee Damqay  badiba  Danbiilayaasha Qaran ee himiladii Umadda Meel kaga dhacay wan soo dhawaynayaa wanaan la qabaa arintaa .
Waxa  Xaqiiqo  ah  in  Axmed Maxamed Silaanyo  u Danbiile  Cad yahay khiyaamayna Umadda Somaliland.
Ilaa  Waagi Snm waxa uu ahaa Nin ka kaliya ee aan laga mahad sheegan
Nin ka kali ah ee Snm Xoolheeda lunsan jiray ee qabyaalad kala qaybinta umadda kula dhex jiray taasaa dhaba waana maanta taa keenaty inuu waxii Snm usoo dagaalanatay waxii kumanaan ka qof u Geeriyoodeen.
Dhaafsado Xoolo iyo Aduun Maaliyeed Oo waddkiiba kasoo gaadhaayo isagoo Waxuu Umadda Somaliland Dan guud u lahayd iyo waxii khayraadana Lunsaday inuu hadana ugu daray inuu
Meel kaga dhacay jiritaankii umadda iyo waxii ay naawilayeen Oo idil wanaan ka Xumahay run ahaantii
Mar kale inuu Muuse Oo wax badan Ogayn oo Locol ah hadana u Boobo doorashadiii iyo Mustaqbl kii umaddan Gacanta u galiyo Qofaan Aqoon iyo Garaad middna lahayn waa nasiib darro
Garan maayo danbiga umaddu gashee kuwan Eebe uga dhigay hor joogyaal waxaanse qabaa inuu wakhtigu is guraayo maalmahan hogaaminta Xuna laga baxaayo
Shacbiga daacadda ah 27 Sanno bilaa dawaladda ahaana helayaan Dawladnimo dhaba oo Cad ama Soomaaliya midda ha ahaato ama Somaliland Dib loo Xoreeyo ha ahaate
Mubaarik keyse Fooje
Doha Qatar
E-mail Mubaarikeldhaga2@Gmail con

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker