Daawo:- “Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif Waxaan Leeyahay Halkii aad rabteen ayaa Tagteen Ee Hanagusoo Noqonina” Xildhibaan Indho-Indho.

Hargaysa:- (OWN) Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Warfidiyeenka kula hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa Waxa uu ka hadlay arimo badan oo ay ka midyihiin Kulankii Madaxwaynaha Soomaaliya ay la yeesheen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Enj Faysal Cali Waraabe Iyo Hugaamiya Khaatumo  Dr Cali Khaliif Galaydh Sida oo kale waxa uu eedayn Culus Dusha usaaray Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland .………………. Halkan Ka Daawo Hadalka Xildhibaanka .……………….

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker