Maxaad kala Socotaa Geella Reer magaalaka Ah Ee Ku Nool Magaalada Hargeysa

Maxaad kala Socotaa Geella Magaalada Hargeysa Lagu Dhaqo ee dhex mushaaxa wadooyinka waawayn ee Hargeysa , iyadoo ay magaalada hargeysa ku badan yihiin Adhiga  ayaa hadana wakhtiyadan danbena kusoo badanayaan xoolaha geella.

 

Maayarka hargeysa ayaa hore u hanjabaad u jeediyey dadka xoolaha magaalada ku dhaqda waxaanuu yidh”Xoolo dambe oo magaalada lagu dhex haysto ma aqbalayno, dadku waxay markii hore yidhaahdeen abaarta darteed baanu u soo galinay magaalada, maantase abaartii way jabtay, markaa maanta laga bilaabo aqbalimayno neef xoolo ah magaaladaa dhex jooga, qofka saddex casho gudahood kaga kaxaysan waaya xoolaha magaalada dhexdeeda yaanu hadhow soo raadin,”

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker