Daawo:- Laamaha Amaanka Ee Gabilay Oo Gacanta Ku Dhigay Beer Iyo Kalyo Aan La Aqoon Nooca ay Yihiin Oo Laga Keenay Dhinaca Ethiopia.

Gabilay:- (OWN) Ciidamada Police-ka Ee Gabilay ayaa Gacanta Kusoo Dhigay Beer Iyo Kalyo Noocooda aan La Aqoonsan Oo Lagasoo Talaabiyay Xadka Dhinaca Itoobiya Laamaha amaanka iyo Maamulka Gobolka  Ayaa Sheegay in ay Gacanta Ku Hayaan Gaadhigii Siday Iyo Darawalkii Wadayba, Waxaana Ay meel Fagaara ah Ku Gubeen Beerka Iyo Kalyaha La Qabtay Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker