Akhri: Saami Qaybsiga Beelaha Ee 100 Digreeto Intii Uu Xilka Hayey Kasoo Baxay Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay magacaabay masuuliyiin ka mid ah xukumaddiisa kuwo kalena xilka ka qaaday.

 

Madaxweyne Biixi oo si habaqle ah u magacaabaya xukumaddiisa ayay bulshadu indhaha ku haysa habka uu ugu qaybinayo beelaha Somaliland. Masuuliyiinta uu magacaabay oo baarka ka jaray 100 waxa uu beesha Isaaq siiyay 73, 42 xil ayuu siiyay beelaha Kulmiye codka siiya ee Habar Awal iyo Habarjeclo, halka beelaha kale ee Isaaq uu siiyay 31 xubnood. Beelaha kale ee Somaliland ayuu siiyay 27 Xubnood.

 

Beesha Habar  Awal

1.Wasiirka Ariimaha dibada

2.Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta

3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka

4.Wasiirka Hormarinta wadooyinka

5.Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga

6.Hanti dhawraha guud ee qaranka

7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada

8.Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka

9.Gudoomiyaha gobalka gabiley

10.Gudoomiyaha Gobalka salaal

11.Gudoomiyaha Gobalka saraar

12.Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex

13.Safiir ku xigeenka Ethiopia

14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada

15.Aggasimaha guud Ee caafimadka

16.Aggasimaha guud ee Maaliyada

17.Aggasimaha Guud Maalgashiga

18.Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada

19.Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka

20.Gud ku xigeenka Haayada tayada

21.Aggasimaha Guud Ee banka Dhexe

22.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka

23.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka

 

 

….Beesha Habar Jeclo

1.Wasiirka Ariimaha gudaha iyo amniiga qaranka

2.Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha

3.Wasiirka Macdanta

4.Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada

5.Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga

6.Wasiir ku xigeenka caafimadka

7.Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga

8.Gudoomiyaha gobalka Awdal

9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex

10.Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada

11.Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka

12.Safiir ku xigeenka Dalka Kenya

13.Safiirka Midowga Africa

14.Aggasimaha guud Ariimaha dibada

15.Aggasimaha guud ee Cadaalada

16.Aggasimaha guud ee Hormariinta reer miga iyo deeganka

17.Aggasimaha guud hawlaha guud iyo guryaaynta

18.Aggasimaha Guud ee Ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska

19.Gudoomiyaha Gudiida Qandarasyada Qaranka

 

…Beesha Garxaajis

1.Wasiirka Maaliyada

2.Wasiirka Caafimadka

3.Wasiirka Ciyaaraha

4.Wasiirka Deganka

5.Wasiir ku xigeenka waxbarashada

6.Wasiir ku xigeenka warfaafinta

7.Gudoomiyaha Gobalka Togdheer

8.Gudoomiyaha Gobalka Hawd

9.Gudoomiye ku xigeenka Gobalka saaxil

10.Afhayeenka Madaxtooyada

11.Safiirka Ethiopia

12.Aggasimaha Boosaha

13.Aggasimaha Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha

14.Aggasimaha Degmooyinka iyo dawlada hoose

15.Aggasimaha gadiidka

16.Gudoomiyaha Banka Dhexe

17.Gudoomiye ku xigeenka Qandarasyada Qaranka

18.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka

19.Lataliyaha Ariimaha Naafada

 

 

….Beesha Arab

1.Wasiirka Diinta iyo waqaafta

2.Wasiirka maalgashiga

3.Wasiir ku xigeenka ariimaha gudaha

4.Gudoomiyaha Gobalka sanaag

5.Safiirka Qaraamada midoobay

6.Aggasimaha Ciyaaraha

7.Aggasimaha Beeraha

8.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka

 

 

..Beesha Ayuub

1.Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga

2.Aggasimaha macdanta

3.Madaxa hormariinta Mashaaricda Dalka

 

 

…#Toljeclo….

1.Wasiir mu xigeenka Maaliyada

 

….Beelaha Harti

1.Wasiirka wasaarada biyaha

2.Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta

3.Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska

4.Wasiirka Gaashandhiga qaranka

5.Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka

6.Gudoomiyaha gobalka Buhoodle

7.Aggasimaha diinta iyo waqaafta

8.Aggasima Amniiga

9.Aggasimaha Warfaafinta

10.Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska

11.Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka

12.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka

 

 

….Beesha Samaroon

1.Wasiirka wasaarada beeraha

2.Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka

3.Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska

4.Gudoomiyaha gobalka Saaxil

5.Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga

6.Aggasimaha wasaarada Biyaaha

7.Aggasimaha wasaarada tacliinta sare

8.Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga

9.Mareeyaha Haayada Wadooyinka

10.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka

11.Gudoomiye ku xigeenka gobalka Salal

 

 

….Beesha Ciise

1.Wasiirka wasaarada Cadaalada

2.Aggasimaha wasaarada waxbaraashada

 

 

….Beesha Gabooye

1.Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorshaynta qaranka

 

 

….Beesha Fiqishini

1.Lataliyaha Madaxwaynaha Ariimaha bulshada

 

 

…….#100 Digreeto

…….#73 Isaaq

…….#42 Jeegan

…….#31 Isaaq Inta Kale

…….#27 Beelaha kale somaliland

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker