WAAR HEY BROTHER-KA MAQLA AMA JIGJIGA YAR MAYDKEEDA HA SIDATO….. R.I.P DJ.AVICII

WAXA CAASIMADA DALKA CUMAAN EE MASQAT SI LAMA FILAANA UGU GEERIYOODAY FANAANKII REER SWEDEN MR. Tom Bergling loona yaqaan Dj.Avicii ( Aviiji ) tasoo macnaheedu uu ku sheegay Mr. Tom Bergling Avicii is the lowest level of Buddhist hell ama inay Avicii tahay mustawaaga ugu hooseeya ee cadaabta budiiska . Gerrida fanaanka ayaa waxa aad uga naxay Amiir Carl Philip iyo xaaskiisa Sofia kuwaas oo reer boqorka Sweden ah arooskoodiina uu kala kiciyey Dj. Avicii  sanadkii 2015 oo uu si layaab leh uga tumay Dj .Avicii .

Dj. Avicii 2016 ayuu joojiyey shaqadii Dj –nimo kadib markuu qaadi kari waayey caanimada sidii qolo badan oo isaga uga horeysay fanka oo caanimada qaadi kari wayday kuna dhintay  dhamaantood da’a yar iyagoo 27 sanno jir  ah kuwaas oo la yidhaah 27 club lakiin Dj.Avicii  28 jir ayuu ku dhintay wuxuu furay 28 club ma laga yabaa in club 27 ka  buuxsamay ., Bal halkan eeg 27 club

·         Kurt Cobain.

·         Amy Winehouse. ( codkii Caalamka gilgilay )

·         Jimi Hendrix.      ( Guitarist-kii  ugu fiicnaa ee abid caalamka soo mara )

·         Janis Joplin.

·         Jim Morrison.          ( Singer , songwriter kaliya muu ahayn poet ugu dar )

·         Robert Johnson.

·         Brian Jones (The Rolling Stones)

·         Ron “Pigpen” McKernan (The Grateful Dead)

Shacabweynaha Somaliland Halka waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan dadka reer Sweden oy ugu horeyaan qorayaasha iyo akhristayaasha Oodweynenew media ee reer Somaliland ee Swedish-ka ah .

Dj. Avicii wuxuu leeyhay hees la yidhaah Hey Brother Madaxweynayaashii  Somaliland soo maray waxay isku dayi jireen inay yidhaahdaan Hey Brother / Hey Sisiter Somaliland oo dhan marka laga reebo Madaxweyne AL-xaaji Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo da’i  u run sheegtay markaa qoladii magaciisa ku magafsanayey waxay u badaleen heestii Dj. Avicii Hey Isaak Brother / Hey Isaak sister oo waxay is yidhaahdeen Somaliland Beelweynta Isaaq kusoo kooba ………

……….ka daroo dibi dhal Korneyl Muuse Biixi ayaa yimi xataa subeer Awal kasii hoos maray markaa heestii Dj. Avicii wuxuu ka dhigay Hey Sa’ad Muuse Brother inta badana Hey Reer Samatar Brother …….. Hey Brother- kii Somaliland waxay xukuumada korneyl muuse Biixi ka dhigtay in jeelasha la isku guro ….. Hey Sister-kii Somaliland waxay ka dhigtay habaryarihii oo la caayo qaarna jeelka la dhigo …….. Korneyl Muusow boqor Buurmadow iyo Marwo Naciimo Abwaan Qorane soo daaa khalad khalad laguma saxo . Hablaha Garxajis na xaal sii kuna dheh :

Hey sister! Know the water’s sweet but blood is thicker
Oh, if the sky comes falling down, for you
There’s nothing in this world I wouldn’t do

Hey sister! Do you still believe in love? I wonder
Oh, if the sky comes falling down, for you
There’s nothing in this world I wouldn’t do

Korneyl Muusow warka maqal dafiraada joojiya oo runta u sheega dadka oo Mia Culpa dhaha weli Somaliland waxay ku leedaya banjar baad tahay lakiin Korneyl Muusow weli waxay Somaliland ku leedahay :

Hey brother! There’s an endless road to rediscover
Hey brother! Do you still believe in one another?

What if I’m far from home?
Oh brother, I will hear you call !

Korneyl Muusow ama Somaliland oo isku dhan ayaad codkeeda maqli doontaa min Sanaag ilaa Sool ilaa Awdal ilaa Selel ilaa Saaxil ilaa Togdheer ilaa Oodweyne to Maroodijeex hadii kale dhalinyrada JigJiga yar Carooga ay garacayaan ayaad dhageysan doontaa OO LOCAL BAAD AHAAN  DOONTAA OO WAXAY NOQON DOONTAA  JIGJIGA YAR MAYDKEEDA HA SIDATO ILEEN SOMALILAND GO’ODAYE .

https://youtu.be/YxIiPLVR6NA

 

 

Ahmed Jigga

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker