WADDANIYOOW WAX HUBSO! BY SIYAASI KHADAR FIGAASE

Xisbiga Mucaridka Ah Ee Waddani Waxan Arkayay Warbahiinta Dalka Hadallo Ay Kaga Hadlayaan Xidhiidhka Ciyaaraha Wadamada aan La Aqoonsan Ee Conifa Tartanka Dalalka aan la Aqoonsan Ee Conifa Dhalilo & Edayn Ay U So Jediyeen Xukumada Talada Haysa Ee Kulmiye iyo Wasaradda Dhalinyarada & Ciyaraha Jamhuuriyadda Somaliland Wasiir Eng Yusuuf Mire Mahamed (Eng Booss Mire).

Soomaalidu Waxay Ku MaahMaahda Hubsiimo Halba,La Sistaa Garabka Dhalinyarada Xisbiga Mucaridka Ah Ee Waddani & Masuliiyiinta Sare Ee Xisbiga Mucaridka Ah Ee Waddani Waxaa Wanaagsan Inay Wax Hubsadan Oo Ay Ka Firsadan Hadalada Dhalisha Ah Ee Xaqiiqda & Runta Ka Foog Waxaa La Yidhi Waraan Kugu So Noqon Dona Lama Rideyo.

Xukumada Somaliland & Wasaradda Dhalinyarada & Ciyaraha Jamhuuriyadda Somaliland Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaruhu Waxaa Maraag Ma Donna Dadalka Horumarineed Wax Qabad Dhisme Ee Dadalada Siyaasada Xukumada Talada Haysa Ee Kulmiye Ee Ku Wajahan Geedi Socodka Horumarineed Ee Bahda Ciyaraha Kalla Duwan Garomada Dalka Guud Ahan Gobolada & Degmoyinka & Xidhiidhka Conifa Ee Qimaynta Ku Yimid Somaliland Dorka Muqda Ee Xukumada Somaliland Ka Gashay Hawsha Conifa

Waxaa Xaqiiq Ah Hadalka Waddani Wuxu La Mid Yahay Kii Hore Ee Wakhtiga Conifa Dalka Yimadeen Waxay U Hadleen Sida Manta Oo Kale Waxa Halka Ka Caad Xisbiga Waddani Warkodu Inu Xaqiiqda Ka Foogyahay Oo Uu La Mid Yahay Kii Wakhtiga Hore Waxa Haboon Tallo Ahan Qaran Ahan In Dalka Dhismihisa Horumarkisa Lo Midobo Qaran Ahan Mucarid & Muxafiid Guud Ahanteen

Weraarka Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaraha Somaliland Ee Mucaridka Siyaasad Ahan Ee Wasiir Eng Booss Mire Mahamed Oo Ku Suntan Horumarka Dalka & Dadka Somaliland Wax Qabad Ahan Qaranka Somalilandna Ogyahay Kalinta Muqata Ee Wasiir Eng Booss Mire Ku Leyahay Horumarka Guud Nabada & Wanaaga Umada Ee Qaranka Somaliland

Waxa Huballa Hadalkasi Niin Ragi Wuu Garanayaa Nacasna Lo Shegimayo Ujedka Waddani Ee Wasiir Eng Booss Mire Xisbiga Waddani Waxay Markhati Fureen Dorka Odaytinimo Ee U Ku Leyahay Nabada Sida Ku Caad Wedhaha Waddani Marka Nabad La Hello Aya Horumar La Hella Waxan Filayaa Warkasi Wa Waxba Kama Jiranka Ah Ee And Sal & Raadtona lahayn Wa Mid Xaqiiqda Ka Foog

Waxaa Wanaagsan In Dalka Horumarkisa Laga Wada Shaqeyo Mucarid & Muxafiid Oo Laga Dayo Qaranka Dayacayada Riqiiska Ah inago Egayna Cadawga Jamhuuriyadda Somaliland Si Lo Xaqijiiyo Himiloyiinka Horumarineed Dhisme Dhaqan Dhaqale Nabad Galyo Aqoonsi Ee Rajada Shacabka Somaliland 30,Years Ago Umadi Waxay Horumar Ku Gadha Midnimo Wada Jir Isku Dubni Iskashi Tallo Wadag Sida Qaranka Somaliland Ku So Gadhay Halka Manta Ay Jogto 30,Years Ago Somaliland Waddani Waxan Kulla Talinayaa Xaqiiqda & Runta U So Noqda Tallo Ahan Somaliland Waxay U Bahantahay Horu,Socod Ee Dibu Socod Uma Bahna Manta Niinka Manta Yidhahda Somaliland 30,Ka Sano Waxbay May Qabsan Gedi Socodka Horumarka Guud Dhisme & Haykalka Dawliga Ah Kabayasha Adeega Horumarineed Ee Qaranka JSL

Waxa U Cadaw Ku Yahay Qaranka Taba Galay Ee La Jan Qaday Besha Calamka Mucaridka Waxan Waddani

Waxan Ugu Baqayaa In Dacayadaha Haliista Ku Ah Masirka Mustaaqbal Aqonsi Horumarineed Ee Rajada Umada

Ka Wantoban Waxa Wanaagsan Shega Waxa Khaldan Tosiya Si Wanaagsan U Shega Si Lexo Jecllo Leeh Mucariid Ahan Idinko Egayaa Danta Dalka & Dadka Somaliland Wa Jidka Umadi Horumar Ku Gadho Iilaliya Nidamka Sharci Kalla Danbaynta & Qawaniinta Qaranka JSL Qodobka Igu Danbeyaa Hadalkayga Marka And Xaqiiqda & Ruunta U Soo Noqono Qorshayasha Horumarineed Ee Dhalinyarada Qaranka Somaliland

Ee Kalla Duwan Sida Waxbarashda & Taclinta Sare Ciyraha Kalla Duwan Garomada Her Gobol Her Degmo Dhirii Galinta Dayarta Ee Horumarka Guud Ka Qayb Galka Talada Wanka & Siyaasada Dhismaha Haykalka Dawladeed Ee Golayasha Qaranka Golayasha Deganka Wakiilada Wasiirada Hayadaha Lamaha Dawlada Shaqo Aburka Dhalinyarada Aburiista Qorshaha Shaqo Qaran

Ganacsiga & Malgashiga Figradaha Hal Aburka Dayarta Wadanka Xiftiiga Barashada Dinta Suban Ee Islamka Ee Qawlka Ebe dhaqanka Subaan & Guud Ahan Horumarka Taba Galay Ee Dhalinyarada Qaranka Somaliland Xidhiidhka Dalaalka Jarka Ee Ciyaraha Kalla Duwan Ee Dhalinyarada Geska Afrika & Besha Calamka Conifa Fiifa Viva, Tartanada Her Calami Ee Horumarka Guud Ee Dhalinyarada Qaranka Somaliland

Sugida Amanka & Nabad Galyada Gobolka & Mandaqada Oo La Anteed And La Heleen Horumar Guud Xasiloni Guud Oo Beesha Calamku Anay Ku So Hirateen Iiftinka Baxaya Ee Qaranka Somaliland Waxa Ku Tartamay 25,Shan & Labatan Dal Oo Dunida Ah & Reer Yurub Oo Her Calami Waxa Surta Galiyay Madaxwayneha JSL Mudane Biixi & Wasiir Eng Booss Mire Mahamed Wasarada Arimaha Gudaha JSL Oo Horseed U Aha Gulaha Dhalinyarada Qaranka Somaliland

Indhaha Waddani Malla Ma Arkan Dadalka Guud Ee Xukumada Madaxwayne Biixi & Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaraha Somaliland Ka Wasarad Ahan Dhalinyarada Somaliland Gulaha Manta Ay Gadheen Ee Dadalka Guud Ee Dhalinyarada Somaliland Xaqiiqda & Runta U Soo Noqda Xisabi Xil Malaha Xisbiga Waddani

Alla Mahad Leeh

Wabilaahi Tawfiiq

By Siyaasi Mr Khadar Fagase Dubad

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker