Xoola bixinta waxa lagu horraysiiyaa Gobolka aanad ka soo jeedan

Xoola bixinta waxa lagu horraysiiyaa

Gobolka aanad ka soo jeedan

Keene iyo kordhiye.

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib M/WEYNUHU

Markuu bariga maraayay wax deeq xoolaada oo uu bixiyay

May jirin isagoo gobolo badan maray.

Miyaanay ceeb ku ahayn markuu galbeed tegey oo ah degaanka

Uu ka soo jeedo inuu gebiilay xoolo ugu deeqo.

Kordhiye. Saaxiib markaan warbaahinta ku arkay warkaas

Waan la yaabay aakhirtu inay qariyaan ayay ahayd

Laakiin iyaga fadeexadaasi faanbay uahayd .

Ma xuma in shacabka baahan wax la siiyo laakiin waxa ay tahay

Qofku inuu dhaqanaka iyo sharafta ilaaliyo

waayo haddii uu xoolahan bixin lahaa markuu bari maraayay

wax qalada may la haateen.

Ku darsa,oo intan oo dhakhtar iyo xarumeed midna

DAAD-MADHEEDH . mabalaha iyo gobolo kale

Taasina waxay caddaynaysaa halka caddaaladii marayso.

Guuleed liibaan  snm1710@live com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker