Robot U Tartamaya Doorashada Duqa Magaaladda Tokyo Ee Japan

Robot ayaa taariikhda markii ugu horeysay la soo wariyay in uu u tartamayo doorashada Mayorka Magaalada Tokyo ee wadanka Japan.
ย 
Michihito Matsuda oo ah robotkan u tartamaya Mayorka ayaa qoraalka u ah hal ku dhigu uu yahay mid aad u soo soojiidasho wanaagsan โ€œMukhaabaraadka macmalka ah ayaa Wax ka bedeli doona Magaaladda Tama cityโ€.
Matusda ayaa yidhi ย : โ€œTama waxa ay ahayd magaalada ugu horumarka badan dalka Japan 40 sano ka horโ€ Arrintan ayaa soo jiidatay warbaahinta wadanka Japan, waxaanay noqotay mid aad loo hadal hayo.
Dadka caadiga ah ee la taratmaya robotkan ay Baniโ€™aadamku sameeyaan ayaa iyana cabsi ka qaba in ay la loolamaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker