Mudaaharaad Lagaga soo Horjeedo Xadhiga Boqor Buurmadaw Oo Ka Dhacay Magaalada Ceelafweyn

Waxaa maanta magaalada Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag ka dhacay mudaharaad ay sameyeen qaar ka mid ah dadka halkaasi ku nool kaas oo ay kaga soo hor jeedaan xadhiga ay xukuumada Somaliland u geystey Boqor Buurmadow .

 

Dadkan ayaa sheegay in ay aad uga xun yahiin xadhiga boqor Buurmadow isla markaana ay ku baaqayaan in si deg deg xoriyadiisii loogu soo celiyo, Deeganka Ceel Afweyn waxaa ka soo jeeda Boqor Buurmadow oo habeenkii xalay aheyd ay ciidamada Boolisku xidheen .

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker