Wafti ka Socda Dawlad Deeganka oo Ka Qayb Galaya Aaska Hadraawi

Wafti kasocda Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa u anba baxay Somaliland waxayna ka qayb galayaan Aaska alla ha unaxariistee Abwaan Maxamed Ibrahim warsame hadraawi.

Wasiirka Xirfadaha iyo shaqo abuurka Xuseen Gaydh Axmed ayaa hogaaminaya Waftigan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker