Musharax Cirro oo Booqday Guriga Suldaan Cade Gude oo La Xidhay

Musharrax Cirro, ayaa saaka booqday qoyska Suldaan Cadde-gude, oo xalay lagu xidhay Hargeysa.

Ilaa hadda xukuumaddu ma sheegin sababta loo xidhay Suldaanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker