Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Xilka Loo Magacaabay Yusuf Garaad
Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay Yusuf Garaad oo ah ergay ay Dawladda Soomaaliya u magacawday Geeska Afrika, Badda Cas, iyo Gacanka Cadmeed.