Wasiirka Arimaha Gudaha oo Sagootiyaay Safiirka Midowga Yurub

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayaa kulan sagooti ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub Amb: Liina Intelmann, iyadoo uga mahadnaqday Wasiirka wada shaqayntii wanaagsanayd ee ka dhexaysay mudaddii ay Safiirka ahayd.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa isna dhiniciisa uga mahadnaqay Amb: Liina wada shaqayntii Xafiiska Midawga Yurub iyo Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker