Dhegayso : Madaxwaynaha Puntland oo Sheegay Inuu Tallaabooyin Dhanka Lacagta ah Qaadayo

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa hadal uu xalay soo saaray ku sheegay in dowladdiisu  ay qaadayso tallaabo kale oo lagaga hortagayo in suuqyada ay ka baxdo lacagta shillin Soomaaliga ahi.

 

Hadalka Deni ayaa daba socday Debedbaxo shalay ka dhacay magaalada Garoowe, kaasi oo ay dadku  ku dalbanayeen in dowladdu  ay la socoto Suuqyada iyo xaaladaha shacabka.

Warkaas oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Dhegayso.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker