Wiil Dhalinyaro Ah Oo Isku Daldalay Badhtamaha Magaaladda Burco.

Ciidamadda Amaanka Ee Gobolka Togdheer, Ayaa Caawa keenay Cisbitaalka Guud Ee Magaaladda Burco Alle Ha U Naxariistee Maydka wiil dhalinyaro ah oo Sida La Sheegay Isku Daldalay Badhtamaha Magaaladda Burco.

Waxaana Maydkiisa Lagu Riday Talaagadda Cisbitaalka Guud Ee Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker