Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Eedo Usoo Jeediyey murrashaxa xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro

Af-hayeenka xisbiga talada Jamhuuriyadda Somaliland haya ee KULMIYE, Mudane Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni), ayaa murrashaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Cirro uga digay kala qaybinta iyo u kala abtirinta uu ku hayo shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa ee ay ku habsatay masiibadii suuqa Waaheen iyo tashuushka ugu furayo dedaallada xukuumadda, beesha caalamka iyo shacabka oo gacmaha is haystaa ugu gurmanayaan dhibaatada dhacday.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker