Hal qof kama badbaadin diyaaraddii Ruushka ee burburtay

Dhamaan rakaabkii saarnaa diyaaradda milatari ee Ruushka ee ku burburtay gobolka Belgorod ee RUushka ayaa dhintay, sida uu sheegay gudoomiye lagu magacaabo Vyacheslav Gladkov.

“Diyaarad wax daabusha ayaa ku dhacday degmada Korochansky. Waxay ku dhacday goob barxad ah oo u dhaw tuulo. Dhamaan dadkii saarnaa oo dhan waa ay dhinteen,” ayuu ku qoray Telegram Gladkov.

Waxa kale oo uu sheegay in baaritaan lagu ogaanayo waxa sababay in ay dhacdo diyaaraddu la wado.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker