Warbixin:-Somaliland oo wajahaysa marxalad siyaasadeed oo cusub

Doorashooyinka dastuuriga oo aan qabsoomayn,golaha guurtida oo mudo kordhin samaysanaya, madaxweynahana u samaynaya.
Muuse Biixi oo qorshaynaya inuu kala diro guddida doorashooyinka, xafiisyada hanti dhawrka iyo xeer ilaalinta oo uu ku amray inay sameeyaan eedaymaha lagu kala dirayo guddidaasi.
Qorshihii uu ku wareejinayey xisbiga Kulmiye oo fashil ku dhaw ka dib mawqif cusub oo gudoomiye Saleebaan ka qaatay codsigii uga yimid Muuse Biixi.
Xisbiyada mucaaridka ah oo dedaal ugu jira inay qorshe cad kaga hortagaan in Muuse Biixi saqiiriyo dimuqraadiyada somaliland iyo musharax Cirro oo ku sugan Nairobi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker