Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ayaa Ka Dhacay duleedka Galbeed ee Hargeysa

5 qof ayaa ku geeriyooday shilkan oo ka dhacay daqiiqado kahor duleedka Galbeed ee Hargeysa meel aan ka fogeyn Kaantaroolka siduu ii xaqiijiyay Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo jidka ku safrayay .

Laba gaadhi ayaa isgalay waxaana sii dul maray gaadiidkii kale ee safarka goobta ku marayay qaarkood.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker