Madaxweyne Macron oo mar kale Ku Guulaysatay Madaxtinimada Dalka Faransiiska

Dalka Faransiiska waxaa ka dhacaya wareeggii labaad ee doorashada madaxtinnimada iyada oo ay loollamayaan madaxweynaha talada haya Emmanuel Macron iyo haweenayda xisbiga afkaarta fog ee Marine Le Pen.

Doorashada Faransiiska waa mid muhiim u ah Yurub, maalmahaan dhanna waa la hadal hayay, iyadoo haweeneyda la tartameysay Macron ay balan qaaday inay ka hor tagi doonto awooda Midowga Yurub.

Madaxweyne Macron ayaa helay codad gaaraya %58.2,. halka haweeneyda xagjirka ah ee la tartameysay Marine Le Pen ay heshay %41.8.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker