Agaasimaha Cusbitaalka Burco Oo Ka Warbixiyay Tiradda Covid19 U Geeriyooday.

Agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Burco Dr. Cabdi Suudi Ibraahim, qyaa ka warbixiyay xaaladaha xanuunka COVID19.
Waxaanu sheegay in todobadii maalmood ee u danbeeyay uu hal ruux ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus cusbitaalka magaaladda Burco.
Halka tiradda dadka uu xanuunkaasi soo ritay ama laga helayna ay tahay sideed iyo toban qof oo ka bogsaday xanuunkaasi.
Waxa kaloo uu agaasimaha cusbitaalka Burco intaas raaciyay in cusbitaalka ay d8yaar ku yihiin dhamaanba qalabkii loo baahnaa in xaaladoodda caafimaad lagula tacaalo dadka xanuunkaasi uu haleelo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker