Dhegayso: Malaayiin Maraykan ah oo Soomaaliyina ka Mid Tahay oo Shaqooyinkoodii ku waayay Xanuunkan Coronavirus dartiis.

Malaayiin Maraykan ah ayaa Shaqooyinkoodii ku waayay Xanuunkan Coronavirus dartiis. Kuwaasoo Qaarkood shaqooyinkoodii ay istaageen.

 

kuwa la yareeyay saacadihii ay shaqeyn jireen, iyo kuwa si iskood ah uga fadhiistay ka dib markii ay naftooda uga baqeen inay qaadaan Xanaanunka Covid 19. Dadka ay shaqo la’aantu ku dhacday waxaa ku jira soomaali badan oo daggan dallka maraykanka.

 

 

Haddaba maxay yihiin fursadaha u banaan iyo kaalmada ay dowladdu ugu talo gashay dadkaasi, iyo sidoo kale halka Loo raadsanayo. Waxaa su’aalahaasi ka jawaabaya Yusuf Cabdi Khayre oo ah xisaabiy haysta laysanka Xisaabaadka  oo uu Xafiiskiisu ku yaalo gobolka Virginia.

 

Halkan Hoose ka Dhageyso Warbixintaas Xisaabiyuhu ka Waramayo.

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker