Daawo:- Raysal-wasaare Khayre Oo Khudbad Ujeediyay Shacabka Reer Garoowe.

Garoowe:- (OWN) Raysal-wasaaraha Dawladda Fadaraalka ah Ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Socdaal Ku Jooga Magaalada Garoowe ayaa Khudbad ujeediyay Shacabka Magaalada Garoowe oo Soo dhawayn Usameeyay Raysal-wasaaraha ayaa Utagay Puntland ka qaybgalka Xuska Aas-aaskii Maamu Goboleedka Puntland Halkan Ka Daawo Khudbadda Raysal-wasaaraha 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker