Jubaland Oo Caawa Shaacisay Liiska Odayaasha soo Xulaya Xildhibaanada Maamulkaasi.(Akhriso)

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa soo bandhigay liiska Odayaasha dhaqanka ee soo Xulaya Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.

Odayaashan liiskooda la shaaciyey ayaa ka kooban 135 Oday oo ka soo kala jeeda beelaha dega degaanada Jubbaland.

Hoos ka akhriso liiska Magacyada odayaasha

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker